Bogga Hore

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Ku soo-dhawoow Wikipedia

Insaykalobeedhiya xorta ah e qofwalbana wax ka bedeli karo

Wikipedia Soomaaliga waxaa ku jirta 4,740 maqaal, Hubi gaarista ama habka mobilka
Link=Wikipedia:Maqaallo Xul Ah Maqaal Xul ah

Hiba Maxamed Hodoon (Af-Carabi: هبه محد هدون) ku caan ah magaca Hibo Nuura waa fanaanad weyn oo ku heesta af-Soomaaliga taasi oo leh suugaan iyo heeso aad u badan. Heesaha ay qaado fanaanadani oo u badan wadani, goobaabin, talo-siin, dhiiri-gelin iyo wanaag darteed ayaa Hibo Maxamed Hodoon loo siiyay magaca weyn ee Hooyada Fanka Soomaaliyeed. Intaasi waxaa dheer, Hibo waxaa ay leedahay naanays ay ku kasbatey kartideeda iyo hanaan-wanaageeda, waxaana lagu naanaysaa Hibo Nuura.

Badhtamihii sanadkii 2014ka, fanaanada Hibo Nuura waxay waxay ku dhawaaqdey ineey ka baxdey fanka iyo suugaanta, maadaama ay da' ahaan gaadhey heerkii lagu cibaadeysan lahaa. Fanaanadu waxay hada ku nooshahay magaalada Minneapolis, Minnesota ee wadanka Maraykanka. (SII AQRI)

Link=Wikipedia:Maqaallo Cusub Maqaal Cusub
Kiinya

Kiinya waa wadan dhaca bariga Afrika. Waxey xad la wadaagtaa wadamada Tansaaniya , Ugaandha, Soomaaliya iyo Itoobiya . Dhinaca barina waxaa kaga dhagan Badweynta Hindiya. caasimada wadanka Kenya waa Nayroobi. Wadanka kiinya wuxuu ka mid yahay wadamada ee ku badan yihiin Xayawaanaadka ee Qaarada Afrika. Sida Libaaxa, Waraabaha iyo Shabeelka. waa wadan ay aduunka u-soo dalxiisaan oo na dhaqaale-hiisa kor u socdo, dhaqaalahas oo ka yimaada xagga beeraha qaadka. wadanka magaciisa waxaa lagu magac daray Mount kenya ama (buurta kiinya). Waa buurta ugu ween wadanka kiinya, waana midda labaad oo ugu ween qaarada afrika. waayadi hore waxaa la dhihi jiray wadanka British East Afrika, waa marki uu ingriiska gumeensan jiray kenya iyo yugandha. Waayadii hore inta uuna wadanku soo galin gumeesigii ingriiska, wadanka gudihiisa waxaa ku noolaa dad ayaga ismaamuli jiray oo bantu ah ama jareer, laakiin dhinaca xeebaha waxaa ganacsi ka sameen jiray carabta oo waqtigaas ka ganacsan jirtay bariga afrika, Bortuqiiska waqtiga oo maamulkiisa bilaabay 1500, waxeey la canacsan jireen carabta oo waagaas ka shaqeenaayeen magaalada Mombaaso. Dadka bantuga ahaa oo degenaan jiray gudaha dalka Kenya, uma shaqeen jirin sida dadka degenaa xeebaha, Laakiin dadka masaayda ayaa bilaabay dhaq dhaqaaq dhinaca xukunka ah taariikhda marka ee eheed 1800, laakiin dhaq dhaqaaqaas waa joogsaday sanado badan kadib markii uu wadanku qabsaday cudur xoolaha dhameeyay. Wadanka kenya gaar ahaan dhinaca xeebaha wuxuu markiisii hore ahaa meel ay carabtu ku ganacsan jirtay adoomada, gaar ahaan meesha ay carabta u gaarka ahyd ee zanzibar. Kenya waxaa qabsaday Ingriiska taariikhda marka ee eheed 1895tii, Muran ayaa ka socon jiray shirkii barliin oo ahaa meesha dhulalka lagu kala qeebsan jiray, shirkaas waxoo ku dhamaaday ingriiska oo qaatay Zanzibar,kenya iyo Yugandha, waxaana loogu magacaabay Ingriiska Bariga Afrika.Markii la dhameeyay jidkii tareenka oo ku yaalay meesha biyo deegaanka ah ee fiktoriya 1902dii, waxaa lagu go'aan gaaray in ee shacab yurubiyaanka ee u so guuraan kenya intii ee san jecleesan wadankii la dhihi jiray (Rhodesia) oo maanta ku yaalo Simbaabwi iyo Koonfur Afrika.Kenya waxee laheed dhul beeraad aad u weyn, dhulkaas neh waxaa degay ajaanibta ingriiska, isla markaas neh dadkii u dhashay dalka kenya gaar ahaan dadka Kikuyuga ah iyo dadka Masaayda ayaa la soo dajiyay dhulka, waxaana loo sameeyay shaqo oo wax soo saarkooda loo dhoofin jiray wadamada yuubiyanka,badanaa dadka qaarkood lacag raqiis ee ku shaqeen jireen ama amar, Kenya waxee ingriiska ka xoroowday 1963dii. (SII AQRI)

Link= Xusuusta Wikipedia
Maanta Oo Kale


Xusuusta dhacdooyinka maanta

Xusuusta Dhacdooyinka Maanta :

Kuwa ugu muhiimsan Xusuusta dhacdooyinka sanadkaan - Maalmaha sanadkaan oo dhan

Link= Waa maxaay Wikipedia ?
---Qaabka aad wax uga bedeleyso FG. Luqada waa english

Wikipedia (loogu dhawaaqo ˌwiˑkiˈpidi.ə). Waa bar laga helo Web-ka oo ah Qaamuus qoran. Waxaa qorey dad iskood ugu qora luuqadadooda oo aan dawlad ama haayadi diran. Qofkwalba oo guriga khatka internetka ku heysta, yaqaanana sida loo isticmaalo wuu ka qeybqaadan kaaraa Qaamuuskan oo sidii cilmi Soomaaliga ku qoran loo soo gelin lahaa halkan. Arintan oo la bilaabay 2001 Ingiriiskuna (english) ugu horeysey ayaa waxaa ku xigey luuqado badan oo kuwa ugu waaweyn ay yihiin Jarmal , Faransiis , Isbanish iyo Talyaani.

Taariikhdu markii ay ahayd 18/01/2012 ayaa waxa hawada ka baxay wikipedia laakiinse isla maalin ka bacdiba waa ay ku soo noqotay hawada.

Local-time.svg Dhacdooyinka hadda

9M-MRO, the missing Malaysia Airlines aircraft, in 2011

  • Malaysia Airlines Flight 370 (sawirka diyaaradda), kasoo kacday Kuala Lumpur kuna socotay Beijing lana socdeen 239 qof, ayaa lagu waayey Gacanka Thailand.
  • Maxkamadda dembiyada dagaalka ayaa ku heshay nin u dhashay kongo ee Germain Katanga dembi.
  • 2014 Winter Paralympics 2014 Winter oo la furay Sochi, Ruushka.
  • Gobol Ukrain ka mid ah oo la modoobaya Ruushka kuna biiraya Federeeshinka ruushka.
  • Gudoomiyaha gobolka Banaadir Muungaab ayaa booqday qaar ka mid ah dagmooyinka xamar.

Warar dheeraad ah...

Wiki WararkaDhacdooyinka Hadda iyo dheeraad...

Link=Wikipedia:Hooyga Hooyga Wikiga

Waxyaabaha ku jira · Hooyga Wikiga · Qaybaha Guud · Lagu soo koobay Xul · Tusmo A-Z

PL Wiki CzyWiesz ikona.svg Ma Ogtahay...
Hipparchos 1.jpeg

Tirignoometeri (Ingriis: Trigonometry) (Talyaani: Trigonometria) (Carabi: حساب مثلثات) Waa xaqiiqooyin iyo xeerar ka dhexeeya saddexgallada dhinacyadooda iyo xaglahooda. Waxa kale oo tirignoometeriga lagu isticmaalaa warshadaha, sahminta dhulka iyo sayniskaba.

Xiddigta innoogu dhawi waxay inoo jirtaa 4.1 sanad ilays (sanad ilays waa fogaanta ilaysku socdo muddo sanad ah iyadoo iyadoo uu sekenkiiba gooynayo 186,000 mayl). Markaa 4.1 sanad ilays wuxuu la mid yahay, hadii aan kiiloomitir ku sheegno 38,400,000,000 km. Haddaba sideebaa loo qiyaasay fogaanta intaa le'eg? Waxaa lagu soo saaray qaybta xisaabta loo yaqaan trignoometeri.

Saddexagallo Xagal Qumman

  • Aragtiinka Baytagoras

Sida la ogyahay saddexda dhinac ee saddexagalka xagasha qummani ay xiriir leeyihiin , taasoo ahayd in shakaalka dhinaca u dheer oo labdajibaarani uu le'eg yahay wadarta labajibbarrada ee labada dhinac ee kale.

S2 = a2 + b2

Jidkaan wuxuu inoo suura gelinayaa in aynu dhinaca maqan raadin karno haddii aynu haysanno labada dhinac ee kale.

  • Saamiyada tirignoometeriga

Haddii dhawr saddexagal oo xagal qumani ay xagal fiiqan iska le'eg yihiin, markaa dhammaan waa in ay isku qaab noqdaan. Waxaa la yiraahdaa saddexagallo isu eg. Waayo hore ayaynu uqaadanay, in haddii laba saddexagal is xaglo le'ekaadaan ay markaa isu egyihiin. Sidaa daraadeed laba saddexagal xaglo qumman oo kasta hadii ay isu egyihiin, saamiyada laba dhinac ee midkood waa inuu le'ekaadaa saamiga dhinacyada kale ee kuwaas la gudboon. Tusaale ahaan shaxanka 230px

  • = =
  • ama = =
  • = =

Waxaan aragnaa in saamiyaashu iswada le'eg yihiin. Dhamaantood waa dhinaca ka soo horjeeda xagasha fiiqan 30° ah oo loo qaybshay shakaalka.

waana qaabkaan:

1) Shakaal = dhinaca ugu dheer ee xagasha qumman ka horjeeda.

2) Deris = dhinaca xiga xagasha fiiqan ee lagu siiyo.

3) Horjeede = dhinaca xagasha fiiqan ee lagu siiyo ka soo horjeeda.


MAQAALKA SII AQRI · Maqaallo kale oo Kala duwan
Ma ogtahay dheeraad ka sii aqriso halkaan...
Link= Sawirka Maanta

Dameer .

Dameer .

Link= Soo Bandhig Sawirkaada Xulka ah

Link= Waxaa La Yiri
6

Geelu geel fulay gaadhi maaye haka daba fulo. ♦Walaalkaa oo kuu macaan halmar lama wada muudsado.

WikiOraah Kale

Link= Oraahda Saxda ah
Expression error: Unexpected < operator. round 0 }}
Waxay saxaafadda qaarkeed qortaa: Ereyo isgu jira ajnabi iyo soomaali Tusaale ahaan April, Ereyo shaqalka laga qalday Dowlada
Waxaa haboon in loo qoro: Sida Saxda ah waa Abriil iyo Dawladda

WikitFiira gaar ah ee kale

Qeybaha maqaalada Wikipediaha
Nuvola apps kdmconfig.png
Cilmiga aanan sayniska ahayn

Cilminafsi · Taariikh · Luqadaha · Cilmiga bulshada 

Nuvola apps edu languages.png
Siyaasad iyo bulsho

Ganacsi · Waxbarasho · Joornaalo · Gaadiidka · Beeraha · Dagaalada · Caafimaadka · Dowladaha

P religion world.svg
Diin

Diimaha · Mutolojiyada

Nuvola apps kcoloredit.png
Hiddo iyo dhaqan

Gabayada · Filimaanta · Muusig

Nuvola apps kalzium.png
Saynis

Bayoloji · Fiisigis · Kimisteri · Juquraafi · Xisaab · Cilmidayax . Xiddigis

Nuvola apps display.png
Teknooloji

Elektaroonig · Internet · Kumbuyuutarada

Nuvola apps atlantik.png
Ciyaaraha iyo madadaalada

Teleefishinka · Ciyaaraha

Nuvola filesystems folder font.png
Kuwa kale

Kalandar · Shaqsiyadaad · Waqti

Mashruucyo qaraabo la'ah Wikipedia
Wikipedia waxaa maamula urrur aanan faa'ido raadinnin oo ah Urrurka-Wikimedia, kaasoo maamula mashruucyokale oo xor ah kuna saleeysan luqado kala gedisan:
Wiktionary-logo-en.png WikiQaamuus
Qaamuus
Wikibooks-logo.svg Wikikirjasto
Buugaag bilaash ah
Wikiquote-logo.svg Wikisitaatit
Sitaattikokoelmia
Wikisource-logo.svg Wikiaineisto
Vapaiden tekstien arkisto
Wikispecies-logo.png Wikispecies
Lajien luettelo
Wikinews-logo.svg Wikinews
Warrarka
Commons-logo.svg Commons
Feylasha guud
Wikimedia-logo.svg Meta-Wiki
Hagida guud ee mashruucyada Wikimedia

Wikipediyahaan waxaa ku qoran Af-Soomaali. waxaa la bilaabay 2001, hadda waxaa ku jirto in kabadan 4,740 oo maqaal. Luqadaha kale oo ugu waa weyn hoostaan ee ku tixanyihiin

All